VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haduunbaan nolol sameystay - Lyrics

hadunban nolol saneystay hadaan naxariis dareemay dhib iyo naxdin waan is daynay naruuraan dareemay yaab leh nashaad faraxlaa isaaqay naftaa jewi wacan dareentay qofkaygii intaan naqaystay jacaylba hadaan la noolay nolosha heerbaan ka gaadhay nasiibakaygaa shaqeeyay haduun baan yara nastee ducaan helay iga maqnayd haduun baan yara nagaaday haduu naqu ii hilaacay nitaaqo iyo murug ka raystay neecaw baan helay qabow leh najaxay guul baan haleellay nayaayirow baan dareemay sidaan nafta ula wadaagay qofbaa farxad igu nageeyay
Queue is empty
-- / --