VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadarin jacayl - Lyrics

jacayl qurux iyo wanaag haduu qiimo uun lahaa qiyaastii luuqda wacan qadarin ruux looga hadhay ogow qadra daahir cige inay tahay tii loo qiray bal qabo caashaqa haboon ka dhawr qadafiyo xumaan qalooc hadal ha igu odhan qumanibay laba is jeceli la soco qoys ugu dhaqmaan kalgacalkii qaayo badan dadkii wada qaatay nolol xasuusaha waa ay qoraan qalbiga ruux kaa yaal naftana aad qaybsateen marnaba ma loo quudhaa xumaan
Queue is empty
-- / --