VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ley kaa hibee - Lyrics

nin jacayl haleeloo dareen uu hogaansho hadafkiisa uu yaha inuu helo midu rabay hibashada ma daayo hindisaha had iyo jeer sow hanaankeed ima hodin oo ima hanqaarin haybadeediyo horjoogeed indhaha halacsigediyo qalbi halafsigeedi naxariista hadalka hasawaha tusaalaha xishood lagu hagoogee waa hubaa inaan naftayda hanatoo u hamuun qabtee la iikaa hibeeyoo hodan la iiga kaa yeel oon baad lahaynoo dayr iyo gu aan helin hanfi iyo kulaylaha hungurigii ku hooroo oo lagu hawaawiro maatidii haleelo madarkii uu ku hooroo beeshu ay haleesho dhaayihiina ay hirteenoo hiyi raaca noolihiyo hanqalada u taageen iyagoo harad qaba sidooda hamiyow u qaba hilowga
Queue is empty
-- / --