Caashaqan dartii
Cagalaab u socdiyo
Ciida u ciida u dhunkadaayee
2x

Caashaqan dartii
Cagtiyo hawada
Calanka u sudhay
Cidhaduu da idhi
Cimrigaa ha jiro
2x

Markaan curashadiisii
Weelbaan ugu shoo
Carin lama degaan
Casiirku onkadee
Cajab calaf alloow
2x

Ma aniga caruus
Caawa kulan qarshee
Ma aniga caruus
Caawa kulan qarshee
Ciilkaanbi iyo arimiihii cuyuuban
Caaway caaway galeen
2x

Cudur joogta oo
Celenayn dawiyo waa caa
Waa caabaq taniyee
2x

Ma anigaa cilalay
Ma ayadaa caqli li,i
Cuntay sharafteedee
Ma hadaan codkiyo
Carabkuun godaa
2x

Markaan curashadiisii
Weelbaan ugu shoo
Carin lama degaan
Casiirku onkadee
Cajab calaf alloow
2x

Ma aniga caruus
Caawa kulan qarshee
Ma aniga caruus
Caawa kulan qarshee
Ciilkaanbi iyo arimiihii cuyuuban
Caaway caaway galeen
2x

Exit mobile version