VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suuradaada cajiibka - Lyrics

timaha sanka dhaafay suniyaha bil la moodo sanqaroorka la dhiibshay suuradadaada iyo muuqa sawirkaaga wanaagsan markaan isha saaray allahii ku sameeyay ayaan u sujuuday hu ku siiyay naftayda sida aad u dhamayso sifahaga i deeqay adaa san ku neefle muunay u sareeya sarmibaaba ii qaaday kolka aad soconayso suuradaada na saaqay sida aad qofka liita u saacid dhaqaale habsami socodkaagu saamee noloshayda sawdkaaga wanaagsan codkaa sixir mooday ayaan ku sakhraamay
Queue is empty
-- / --