VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Furaha qalbiga - Lyrics

Inta quman baad u qaalisantahoo adaa qandaraas ku qaatay boggoo wadnaha qufushoo furaha qarsaday 2xx Dawooy quruxdaadu hadda waa qaniyoo hortaa qalbigayga masiin qofkaloo dareen uma qaadin qofaan adi ahayn Adaa qurqursiiyay qasharka xubigoo sidii qaran jira qofnimo udhashee hadmaad ila qorin qisooyin jacayl Hablaha qarnigaad quraysh utahoo suunnaha qoraniyo indhaha qalinka leh qacdaan arkay sow sow xiisuhu ima qaadin 2xx Waxaan kuu qabo ma qeexi karoo Oo yaa yaa deeqsan Haddaan qeexana ma qarin karayoo Oo yaa yaa deeqsan Markaad qosashaba meel baa i qabowda Oo yaa yaa yaa deeqsan 2xxx Waxaan kuu qabo ma qeexi karoo Oo yaa yaa qamar Haddaan qeexana ma qarin karayoo Oo yaa yaa wardii Markaad qosashaba meel baa i qabowda Oo yaa yaa yaa wardii 2xxx
Queue is empty
-- / --