Waxaan u raacay doonidii
Dadkii is jeclaa sidoo
Waxaan helay doonistii
Dunida ruux iigu jecel
2x
Waxay ii daartay Nuur
Waxay I siisay deeq
Naftayda dareen ku weyn
Naftayda dareen ku weyn
2x
Daqiiqad qudhoon ku waa macaan
Yaa igaga daran cirkoo igu soo dumee
Wadnahaad dajisaa ku yidhi
Ku yidhi adna ha ii darnaan
Ku yidhi adna ha ii darnaan
2x
Waxaan tagay daacadii
Meel aan dira diruhu jirin
Rag iyo waxa joogay dumar
Jacaylku dastuur u yahay
2x
Janadii dunidaan dhex galay
Qofbaan helay doonis loo
Nolosha i daryeeli kara
Nolosha i daryeeli kara
2x
Daqiiqad qudhoon ku waa macaan
Yaa igaga daran cirkoo igu soo dumee
Naftaad dajisaa ku tidhi
Ku tidhi adna ha ii darnaan
Ku tidhi adna ha ii darnaan
2x

Exit mobile version