VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta adaa dumar - Lyrics

adaa dumar ugu sitoo taswiirtaadan dayaxa jeclaystay inaa dul sudhoo waxaan ka cabsaday dartaa inay xidiguhu damaan xubnaha donistoodiyo dareenka bogayga yaal dabnaha xadayba ku yidhi adaan dadka kuu jeclay intaan duray xididadii u daway xinjiraha qalbiga adaan kugu daaabacoo waxaan dagal kaaga dhigay halkii ugu door wacnayd dawooy magacaaga bilan dhulkaan damcay inaan ku qoro cirkiyo samadaan ku dayay ku daabac markaan is idhi daruur qarisaan ka baqay garaaca dagmooy wadnuhu ka xeel fog durmaan la tumay dabuubta wuxuu ku yidhi ku doortaye ha i cidlayn
Queue is empty
-- / --