VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruuxaad ku weentahay - Lyrics

dharaaraha wacnaanta lehe ruux kula wadaagoo warka adiga kaa gura markay kaa wareertee waayuhu ku ciilaa haduu kaa wareegado ruuxaad ku wayntoo wadnihiisa kugu qoray miyaa wax dheef la siistaa waqtiyada xaniinka lehe ruux kula walwaloo warka adiga kaa jira markay kaa wareertee waayuhu ku ciilaa haduu kaa wareegado ruuxaad ku wayntoo wadnihiisa kugu qoray wax dheefa la siistaa
Queue is empty
-- / --