Qofbaad tahay igu dhex nool
Maxaadeys iga dhagaysan
Wixii hadal lagu dhameeyo
Jacaylkaagaan dhameyn
Qofbaad tahay igu dhex nool
Maxaadeys iga dhagaysan
Wixii hadal lagu dhameeyo
Jacaylkaagaan dhameyn
Macaan kuu dhago nuglaaday
Kuu dhiibay oo naftayda
Macaan kuu dhago nuglaaday
Kuu dhiibay oo naftayda
Maankaa ku dhawrayoo
Ku soo dhaweystayoo
Dhaxalna murti kuugu reebay
Maankaa ku dhawrayoo
Ku soo dhaweystayoo
Dhaxalna murti kuugu reebay
Macaan kuu dhago nuglaaday
Kuu dhiibay oo naftayda
Macaan kuu dhago nuglaaday
Kuu dhiibay oo naftayda
Maankaa ku dhawrayoo
Ku soo dhaweystayoo
Dhaxalna murti kuugu reebay
Maankaa ku dhawrayoo
Ku soo dhaweystayoo
Dhaxalna murti kuugu reebay
Hadaan kuu dhaarto maryan
Ma rabo cid kale aduunkan
La,aantaa maba dhaqaaqo
Dhib iyo dheef waa agtaada
La,aantaa maba dhaqaaqo
Dhib iyo dheef waa agtaada
Hadaan kuu dhaarto qaali
Ma rabo cid kale aduunkan
La,aantaa maba dhaqaaqo
Dhib iyo dheef waa agtaada
La,aantaa maba dhaqaaqo
Dhib iyo dheef waa agtaada
Hadaan kuu dhaarto qaali
Ma rabo cid kale aduunkan
La,aantaa maba dhaqaaqo
Dhib iyo dheef waa agtaada
La,aantaa maba dhaqaaqo
Dhib iyo dheef waa agtaada
Dhaxaadii soo samraysay
Dhexdeena jacayl adkaysay
Udaadkii dhabar adaygtay
Xubiga kalgacayl dhisaysay
Dhaxaadii soo samraysay
Dhexdeena jacayl adkaysay
Udaadkii dhabar adaygtay
Xubiga kalgacayl dhisaysay
Sidaad ii dhiirinaysay
Qayrkaybaan sare u dhaafay
Sidaad ii dhiirinaysay
Qayrkaybaan sare u dhaafay
Kolkaad ii dhool cadaysay
Dhib oo dhan ayaan
Dhib oo dhan ayaan ilaawey
Kolkaad ii dhool cadaysay
Dhib oo dhan ayaan
Dhib oo dhan ayaan ilaawey
Sidaad ii dhiirinaysay
Qayrkaybaan sare u dhaafay
Sidaad ii dhiirinaysay
Qayrkaybaan sare u dhaafay
Kolkaad ii dhool cadaysay
Dhib oo dhan ayaan
Dhib oo dhan ayaan ilaawey
Kolkaad ii dhool cadaysay
Dhib oo dhan ayaan
Dhib oo dhan ayaan ilaawey
Hadaan kuu dhaarto qaali
Ma rabo cid kale aduunkan
La,aantaa maba dhaqaaqo
Dhib iyo dheef waa agtaada
La,aantaa maba dhaqaaqo
Dhib iyo dheef waa agtaada
Hadaan kuu dhaarto qaali
Ma rabo cid kale aduunkan
La,aantaa maba dhaqaaqo
Dhib iyo dheef waa agtaada
La,aantaa maba dhaqaaqo
Dhib iyo dheef waa agtaada