waxay dani keento iyo kal gacalbaa ila
darsay dad iyo dunyobaa ka goay
wax ba daris ii noqdee
dugaagaan weheshadaa
dul meerayaa kaymaha
halkad iga daydaydiyo
halkan kana tage kala durkee
ilah baa deeq baxshee
dunida caashaqa ka daa
doroshada caashaqa ka daa
danayso anoo lahayn
madala abid ahaa dan
tiisa uheelanoo xishood
lagu darriyee balsheeg danbiga
wax qawa igu raacshey
kaga dadkoo halkaa igu day
diyo halkaa haye halkaa
tagey kala durkee

Exit mobile version