VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gardaro - Lyrics

Iley gardarooy waxaa Godlataa markii gurac iyo Xumaan la guntoo Qofkii garta laa Go'doon laga dhigo Anaa ku gartaye bal aan Gocashada gadaal u noqde Ileyn gardarooy hadaan Garashada gabad laga dhigin Beesha gabigeed waad Gubtayo gan baad ka dhigtaa Ileyn gardarooy waxaad Gablantaa markaad Gacal iyo walaal dhax Gashoo garaadka haboon Gundaha kaa xiro Anaa gil gishaye bal Aan garaad xume Godoonsho runtee Ileyn gardarooy hadaan Garashada gabad laga dhigin Beesha gabigeed waad Gubtayoo Gan bad ka dhigta. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --