VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawada guurka - Lyrics

dugsiga libintaa daryeelka leh dantiyo noloshaa u heerka dawada guurka u door mudan lamaano is doortayba ku dege xigaal dahabiyo danbaa xidhiidh leh geyaan ka is doona waa daraje dookhiyo waa laba dareen ku hogoo jacayl raaxada dhexdiisa dhamoo iskugu daray calaf ma dheeluhuye damaashadka loo durban tumay diiniyo samsam waa qof daro jala hoo da deeda dhamaan u door mudanoo duntiyo ehelkeeda dawladagan dabcigana hooyaded ka raacday dushee duxdana kala siman damiir samir laho la daawado weeyi daacadnimo durbaanka iyo heestu waa dadabto dabaaldagu waa daraadiino xariir darmla la idinku daree daweys u samee damiir wacane dulqaad khalidow dabluhu ku ladho ladnimo wacanbaad is doonten dadkuna ubax buu dushina dhigay ducada eebaa docdiisa barye caruur daadihiya deeq malabo barwaaqiyo dagaa dawiyo raysee
Queue is empty
-- / --