naf jacayl galay joogi waydayoo
waxay jamataba la hor joogee
sidan jeel qabo jiman dhuubtoo mee jirkaygee
sow hirada baas sow jirada baas jidlo maro ma le
jalaalada iyo jeelmislkaygii aan u jiifaay
jaarku yaabayee
jaahwareeroo hadba jimicsiga laabta jiidayee
sow jirada baas sow jirada baas jid la maro male
hab cagaaglaan juume dhaxameed u jarmaado
jayne kululee
qardo jeexiyo jeexyo bahalaan soo jibaaxaye
sow jirada baas sow jirada baas jid la maro ma le