VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gardarranida inaabtaay - Lyrics

naa garan waxaan gudoo naa garan waxaan galoo gabadh waa la noqon jiray guudna waa la daban jiray gayaana waa u imaan jiray guurna waa dhex mari jiray gardaridaa inaabtaay miyaan xaalba kugu gu'in geenyayahay waxaad tahay taan gacanta siiyay geedka aan u waabshay gacalnimo ha fududayn garashada ha baal marin jacaylkana ha kala gadin guushana ha kala dhimin adigo oo aan gu' waynayn gededu naaska kaa bixin sowtaan gacan ku siin jiray gantaalihii jacaylkaa adigaa i galiyoo markaan iigu gacalsii iga gaysay nabadee
Queue is empty
-- / --