sida laba walaala ah
maan nogono macaneey
sida layla iyo qays
inaan noqono laba gudha

ana lahasho awgaa
maladoo hurdada baas
lixda saac habeen baan
liila law la iigu heesaa

hadaad adigu ladan tahay
inan liito ma ogtahay
mise waaban lumayoo
lurku waa igu kaligay

sida looxa iyo diir
inaan nogono laba mida

sida leeb kadhacay gori
inan nogono laba gudha

aniguna libaaxii
jacaylbaa ilagdamayoo
mise waaban lumayoo
lurku waa igu kaligaay

Exit mobile version