VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha Naloo Garnaqo - Lyrics

waxaan goconayaa xaal gaboobay iguur furee gudiyaay maqloo hana naloo gar naqo aniga iyo gacaladey hanaloo gar naqo gacaladaeydii aan lahaa nacab ka goo anigay guhaad iyo colaad ii geysatee anoo gubayneyn bey giiratayoo igilgishaa gabalkii dhaciyo waagii gaduudataba igiribsa waxaan diidayaa doqonimada iyo hibooy dalabsigee waxaan donayaa nolal daacadiyo isku duubnidee door baan bidee ama ila dadaal ama haba dagte doonidaa burburi waxaan diidayaa inaan kaa durkoo sida dowri aar dibadaha maree waxaan doonayaa dawladeeydiiyeey inaan kaa dugsado nacab daalinee door baan bidee ama ila dadaal ama haba dagtee doonida burburi adigoo kale lama abuurin meel olashaad ku reebtay mala amaanteydii waaba eedee erayadaydaad amarka saartee aramideeyda waad u aayartee ina rag waa kii adkeystee kaa oofsadey
Queue is empty
-- / --