VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ammaano allah inanyahay - Lyrics

walaw aan asaagaa adiga kuugu jecelay oo aad ilwaad qurux adiguna ogsoontay afkuun kaama lihiye ay uurka iga tahay amaano ALLE inanyahay aakhiurana way isku arki doonaa hadii waa aduunyee aad iga irdhowday ood axdigaynu dhiganiyo wacadkii ilowday ifka intaad ku nooshay kaa aarsan maayee warkaan igmaday axdigan maray u adkaystay aniguye albaabkii qalbiga adigaa oodayoo irida u xidhee hadaan aamin jirin maan galo aduunyada maxa i kaa ag dhigay hadii oog dab iyo ood la igu shido ama iilka aan galo isaseegi dhaco inta la i arjumo awgaa la igu naco
Queue is empty
-- / --