VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fakatay sirteydii - Lyrics

fakataye sirtaydii waa taa fogaatee kama dara naftaydaay xageenbaan fadhiistaa wiilkaan u feedhee kala baxay filkaygii hadii uu falkani dhigay faa'ido socotee aan u fiirsanaynoo isagoona foojigan haduu wacadkii kala furay waa feedh la jabiyee ragu balan fur badanaa fiid meer sideeday fiidkii dhaqaaqaan hablahana ku foofaan fikir intay ku beeraan ku furaan jacayl madhan ayay xumo ka fidiyaan fagaaraha ka sheegaan
Queue is empty
-- / --