VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar waa la dhowraa - Lyrics

inkastoo dharaarahan dhalanteedka caashaqa dharabtiisu igu taal adna dheedheeliyo dhayalbaad moodaa dhulka kumaan dhigin dhagar kumaan galin qalbigaad qalbigaad ku dhigantay ha iga dheerayn jacaylkeee he he he he kol hadaynu dheef iyo dhib wadaagba aan nahay waa inaan sidii dhalaankii u dhool dhoolinaayoo dhabta aan ku haynaa inkastoo ay dheerayd dhaawiciiina muu bi'in lafta dhabarka celisiyo dhamaan waaxyahayguu dhankastaba u raacee dhibta umaan dhalan dhaxal umaan helin dumar waa la dhawraa
Queue is empty
-- / --