VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubiga - Lyrics

Kalgacalkan igu lamaan Xubiga sida laydha roob Laabtiyo qalbigayga lulay  Ayaa kala ii lalabayee 2x Markan ka ladnaadoba Xasuus iyo laba kaclayn Laxawguu igu beerayaa Lubiga xoogaa is dhima 2x Anoo libin caashaq iyo Mid aan la lug qaado helin Dhibkiisa igu batee Ayaa love gar naqaa 2x Dookhan igu soo ligligan Xisahan sida loo ladiri Lix jeer igusoo mir kaca Habeen qudha aanan ladin 2x Markan kali banoba Xiskaygaa lagu ladhaa Kabaabyuu igu ridaa Labxaduu idamqaa xanuun 2x Anoo libin caashaq iyo Mid aan la lug qaado helin Dhibkiisa igu batee Ayaa love gar naqaa 2x
Queue is empty
-- / --