Heesta Salow - Lyrics
wa salow kalgacalkuye
ana ma ila saratagay
waan sahashanayee
ma i dhigay sinsaarada
ma sabana badanbaan
saadaal ku noolaa
ma ilaa salaadan soojeed
ku gaadhaa
allahayoow naf saareya
maxaa qoorta ii sudhay
sunta iyo hadaan dhabar
seeduhu isugu ooll
socod lama awoodeen
jacaylkaan nawada simin
ma dadkaan ka saayaday
sahwigiyo dhibaatada
maxaa isaaray kaligay
eed sabeeboxoodee