VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hubqaad - Lyrics

hubqaadiyo qurux yartii hanataay haybad iyo sharaf tii looga hadhaay hubaal naftaydii tay u hilowdaay hangal iyo muuq kaan u heelano haybadiyo maan kii horseedoow naftan hugunsan kay ku hiratoow hablaha idilkood tii aan ka helaay haweenba dhamaan taan la hayaay hargaysiyo hawd taan ka haybshaay qaxdooyo hirii kaan ka helayow hanadoo idil kii aan la hayow haniyow wadnahuhu kuu u habayow hasaasaha guur taan habsoobaay hawaawi jacayl taan hadraayaay habeenada dheer taan hanaanshaay heerka nololeed kaan higsanayow huqda caashaqa ka igu huriyow sida hogol roob kii u hirayow
Queue is empty
-- / --