Dareenaay inaabti
Dantu ereyadaayduu
Heesahaan godladay
Maankiyo qalbiga gali
Geesi inan rageedoow
Gudoon wacanee soo daa
Anigaba gadaasuu
Caashaqu i guud furay

Dareenaay inaabti
Dantu ereyadayduu
Heesahaan godladay
Maankiyo qalbiga gali
Daa,uus inan rageedoow
Gudoon wacanee soo daa
Anigaba gadaasuu
Caashaqu i guud furay

Inaa tahay indheergarad
Sow maanan garanayn
Inaa tahay halyay goba
Anba waan garwaaqsadey
2x

Aan godolka maalnee
Ambaqaadka geediga
Axdi aanan gaagixin
Gaawaha u soo culo
Aan gaaxdiisa
Ambaqaadka geediga
Axdi aanan gaagixin
Gaawaha u soo culo
2x

Exit mobile version