Siduu ii barkaday hurdo kaama bogtoo. i bariisayoo. waygu baahaayee...2 adaan kuu bukaaa. ma i bogsiin kartaaa...2 Buur baa kugu gudbanee.. miyaad sooo bixi kartaa...2 Dhulkaa igu balaadhee Baryo kaamo raaginee Dhulkaa igu balaadhee Ma baxnaaninaysaa Bohalaha xargagan Ee laga boqoo Anigaba baxasanee bartanka ii dhigeen birbaa igu jabsane miyaan wali bogsaday Buur baa kugu gudbanee.. miyaad sooo bixi kartaa...2 Dhulkaa igu balaadhee Baryo kaamo raaginee Dhulkaa igu balaadhee Ma baxnaaninaysaa. 2 Nabsi igu bataa buul igaa dhistooo siduu yahay birdana bahdii iga jareee...2 intaan lay bud dhigin ma i bogsiin kartaa..2 Buur baaa kugu gudbane miyaad sooo bixi kartaa..2 Dhulkaa igu balaadhee Baryo kaamo raaginee Dhulkaa igu balaadhee Ma baxnaaninaysaa. 2 Boqoshada kal gacal badh baa iga hadheee iguu boob markaan. bidhaantaa arkoo...2 Yaan badin warkee maxaa inoo balanaa..2 Buur baaa kugu gudbane miyaad sooo bixi kartaa..2 Dhulkaa igu balaadhee Baryo kaamo raaginee Dhulkaa igu balaadhee Ma baxnaaninaysaa. 2
