VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wajiyaal is xasuusta cover - Lyrics

wajiyaal is xasuusta laba aan kala waaban laba aan isba waayin laba aan kala weecan wadnayaal is jeclaada warku deeyay hunaaga ha wadeeco astayne u wadaagay xanaano inaga isku wacneynee maxad iga wareegtay adigu sida waaxyaha jiidhka wadanaha iyo beerka halbowlaha is waraabsha u wadaagna jacayle hadu kaaga waraabshay ha wadeeco ku taabto inan kaaga wareego ha waqalkaaga dhaqaaqo hadii uu wakhti keenay nin wax saarle miyan ahay walbahaarka jacaylka sida wayraxa geelu ilmaha ugu wareegan kugu weehanyaaye hadii aad wakanayso aan ku wii qaantay dhuuxo wadne caashaq ku raacay warka maan ka filayne wiisha ubadkeeda waxa jooga aduun iyadowla wanaagsan kolka aayaha weecshe dani yay ka wadaaye hadi aynu is weyno walaac waa ku dilaaye waa wareerka aduun
Queue is empty
-- / --