VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tabaalo - Lyrics

Tabaaalaha aduunyada In kastoo la tiicoo Qeyrkaygu iga tagay iga tagay Wali waan tartamayaa 2x In kastoon tabanahoo Taladii xumaatoo In kastoon tabanahoo Taladii xumaatoo Kala tagay dadkaygii Wali waan wali waan Wali waan tilmaamaa Wali waan wali waan Wali waan tilmaamaa 2x Taxana aduunyadu Waa tilkal ayaamoo Kolba qolo ku taagane Ana taan la tabanahay Waa talo ilaahoo Kol uunbay tagaysaayoo Tahankaygii soo noqon 2x In kastoon tasooboo Dadkaygii tagoogtiyo Turuqyada is gooyeen is gooyeen Wali waan talaabaa 2x In kastoon tigaadiyo Taagtii dadkaygiyo In kastoon tigaadiyo Taagtii dadkaygiyo Taxadhkii yaraadeen Wali waan wali waan Wali waan talinayaa Wali waan wali waan Wali waan talinayaa 2x Taxana aduunyadu Waa tilkal ayaamoo Kolba qolo ku taagane Ana taan la tabanahay Waa talo ilaahoo Kol uunbay tagaysaayoo Tahankaygii soo noqon 2x
Queue is empty
-- / --