VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naruuro ku haay qalbiga - Lyrics

Ha tiririn Nabarada waqtiga Niyadana usheeg qayr nasrigii farxadaa dhawee Naftaada kusii wargali Nagaaashaad heli mardhaw Waxaad naasiri rajada Nitaaqana way dhamaan Nasiibkii shalay ku dhaafay baroo soo nonqanayaayee Inaad nasatoo dagtiyo Naruuro ku haay qalbiga Way habarin cabashada nabdiga Nusqaantana ka dheeraw samirkii noqo ruux xigsada Ku noolow dulqaad badan Unooloow inaad xortahay Fudaydkana nafta ha barin Waxaad noqotaa qof adag Nasiibkii shalay ku dhaafay baroo soo nonqanayaayee Inaad nasatoo dagtiyo Naruuro ku haay qalbiga
Queue is empty
-- / --