VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Milgo - Lyrics

kumaan sooday weedhaha murtida kuguna soo mariyay waa maqal tur jumahiyo naftoo kugu madiixaysa midh kastoo jidh kaygiyo xub naha waad dhex mirataaye utur juma kuleyahay adaa lagugu muuneeyay misaal gobaad leedahoo marag madonta ahe muqa ladaawado adaa mowle kugu deeqay manka ubaxa dhaliyaad tahoo waad macaan badane makalada xiskaygiyo wad nahaad meel ku leedahayoo alle waxan ku mahadshaa inaad tahay midaan doortay kumaq suuday milic siga indhaha muhashadaadiiye maankiyo qalbigii baad dagtoo kugu mataaneeyay kaga maar may dumarkii kaliyo mudan gayaan kayge marwo aan ku faanaad tahoo mowle igu kaabay muxibadaadan ka gudhin aniga maan kayga waana mahad ilaahay hadaad joogto midig tayda manka ubaxa dhaliyaad tahoo waad macaan badane makalada xiskaygiyo wad nahaad meel ku leedahayoo alle waxan ku mahadshaa inaad tahay midaan doortay
Queue is empty
-- / --