VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Madafiro wanaagii - Lyrics

inkastoo wakhtiga imid kala waday xidhiidhken ma dafiro wanaagii wali waan aqoonsanahee wax kuneceb iima baro waji aanan kugu arag ima doorsho waayuhu walee kaama hiiliyo ee ma ilaawi waagiii sida laga wacnaayee waaxdaydan maqaneey noloshaadu waa wehel walaalnimo ma iibsado weedhaada ma dhibsado qof ku wiiqa lama jiroo abid waan ku weyneyn qalbi yada yar weecsamay isku waayi maynee hadii aanu wadku ii iman warka waynu kala heli ma ilaawo waagiii sidan laga wacnaayee waaxdaydan maqaneey noloshaadu waa wehel ma ilaawo waagii sidan laga wacnaayoo waaxdaydan maqaneey noloshaadu waa wehel
Queue is empty
-- / --