imisaan sanada badan salaw iyo wareer iyo
sahwi aan ku raagoo seeri aan ku oodnaa
xusuustuna sareediyo ii ahayd sad gaaroo
samihii dhexdeeniyo ku sugaayay wacadkii

wuxuu saatir ii qoray sina iguma dhaafinee
waan sugi sadkaygee raboow ha iseejin sidaan rabay

imisaan sanada badan sahashaday jacaylkoo
seedihiyo halbawlaha wadnahayga uu saraayee
saqda dhexe habeen kii seexan waagu igu dhacay
sabab baad u noqotoo aan dartaa u silcaayayee

Exit mobile version