VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Cishqi baan qoray mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nasiib Ali
Cishqi baan qoray

Cishqigaan igu baahay anoo Dhan baalbuu iiga leexshay Dadkoo dhan Naftuna diidoo Bilistoo dhan Nafteyda adaa Dagay qeyb dhan

Anoon hurdadii bogan boga Leyl dhan anigon awadaa Cunin alla baad dhan
Ayaan kaa baafshay baafshay Dhulkoo dhan

Caawana cishqi baan qoray
Buug dhan sidii cilmi baan Ahaay wiik dhan
Bogaan calan kuu suray
Qeyb dhan

Cishqigan ii baaqay
Leyl dhan boog buu ka sameystay kashoo dhan
Naftuna diidoo basharkoo
Dhan dhaar baan kamaraa
Nacabkoo dhan

Anigoo barya taaga helin warsan anigoon aragaaga
Bogan saacad dhan
Ayaan hadba so sodiray
Ayaan hadba so diray
Beej dhan

Caawane cishqi baan qoray
Buug dhan sidii cilmi baan
Ahaay wiik dhan
Bogaan calan kuu suray
Qeyb dhan.

Lurics by: Abdi deeq

codkii Nasiib Ali