Curuuqa jirkeyga cadkii
Ka jarmoo cududa beerkeyga
Midkii ka curtoo curudkaan
Dhalee ku ciil baxayoo

Ciziyo sharaf bade cakuye
Huwantoo cawiyo nasri baad
Cindiga u tahoo cishadaan ku dhalaad caziiz caziiz mahadshee hooyo
Caafimaad maftuuxoo ku
Cawee hooyo maftuux
Caafimaad ku caweey

Midaan laga caban oon leysku carin mid aan camal xumoo cawajka aan lagu xaman mid aan cilad iyo canbaar loo helin mid aan cimrigii caasi iga noqon mid
Caawiya oo bulshada caafiya
Caafiya caaynaada garaadada mid loo ciirsado arliga qiimiyo cizeyn badan ku leh maftuux cadow
caadil caadil kaa yeel.

Exit mobile version