VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farta - Lyrics

dharaarihii farashka iyo mafoga wakhtigii samaa nasiib kii fiicnaa fooduu kugu soo hayaa nasiib kii fiicnaa fooduu kugu soo hayaa waxaad filaysaa hirgali fudad noqon oolaheli amuurah way is fur furtaa fartaa malaba ladari farta amuurah way is fur furtaa fartaa malaba ladari farta intii kugu fooganayd fiicnaantaada necbayd ayaa fashil noqon mardhaw kuwaa firxad kudhici gaday farxad kaa maqnayda mid faro badanbaa uman intii ficil kugu wadiyo fariin nacabkaad udiri gaday farxad kaa maqnayda mid faro badanbaa uman intii ficil kugu wadiyo fariin nacabkaad udiri fadhiga waxa kaada kici kuwi kugu fani jiray
Queue is empty
-- / --