VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abdirizak carab naftayduna kugu amaano - Lyrics

intaan aadmiga ka baydhay adaan kaligaa ku doortay uunkana kaligaa ku doonay intaan raga kaaga caagay adaan kaligaa ku siistay ku dhaatay inaan ku eegto abuuryahay maanku deeqay aduu quruxdii aduunka illaah kaligaa ku siiyay haldoor yahaw erayadaada akhlaaq iyo dhaqan kuu raacoo naftaa istareex ka qaada ku aaminay ha i cidlaynin xidhhidhkeenana ilaali adaan isku kaa haleeyay naftayduna kugu amaano i love you igu walaahi waxaan axdi kuugu qaaday inaan ku ilaashanaayo naftayduna kugu amaano
Queue is empty
-- / --