aaway hee inankii is arkoonaye
aaway hee aragiis ma iloobinee
waxaan u ooyaa u oomaa aawada
isma arke ayaantan ii imow
adaailoobey axdigii oley hee inanyo

aaway hee ubaxii aan abuurnayeey
aragiisma iloobinee
waxaan u oomaa u ooya aawada
amaatinkaa arwaaxday eedayee
aduunyadii aakhiroaxdigii oofiye

Exit mobile version