VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimco - Lyrics

Nimco maandhayaay Marwadii xalaashee Mawlahay isiiyaay Maalintaan ku helayee Meherkeenu dhacaybaa Naftu kuu maqsuudoo Marxabiyo gudoon idho Xaawalay markaan xulay Midaan bilicda kula dhigo Ama maamus kula simo Ii muuqan maysee Waligaa mushkiladiyo murugiyo ha mudan ciil Nimco maan daweeyaan Mudantaan ku faanee Miisaan udhalataay Adigaa milgiyo sharaf Iyo magacle maamuus Macaan kuu hayaayoo Meel wayn igaga yaal Xaawalay markaan xulay Midaan bilicda kula dhigo Ama maamuus kula simo Ii muuqan maysee Waligaa mushkiladiyo Murugiyo ha mudan ciil
Queue is empty
-- / --