VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jabuuti - Lyrics

gudahaa jabuutaay gidigiin salaambaan idiin spoo gudbinayaa hidi iyo salaambaan gar yaqaan ismaaciill hambalyaan gudoon idhi waqooyiheediyo iyo saha jara hor alle sabiixiyo diiqii laati arasiyo horumarkaad gaadhen garashada ku daadahee gayigii jabuutoo galin dhexe cirkii helay wabigiyo banaanad goblan tahay xareedii gayn yadiyo xoolaha lagu maalo gorofka geedaha dhirteediii gobolada dalxiiskiyo goob noqotay qurux badan guri cale sabiixiyo horumarka aad gaadheen garashada ku daadahee
Queue is empty
-- / --