VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhiidhi - Lyrics

sida dhoolka guga qooqan igu dhibcaa igu kaa dhanjeego kumaan dhibeen ana dhowr xagaa gama maan habeen dhaxa dhabno hays astaan kama dhigteen marley dhaami iyo rajo aan dhamaan kumaan dhiiraden ee waan dhowrsan lahaa adna dhagax bir iyo ma tihid dhadhaar bal mar dhiidhiyoo dhaxaanta iga hooy hadaan dookha dhibi iyo shidi dhinbiil dartii waana iyo ma dhaafe iyo wax sheeg mana aan dhaheen gacalnimo dhantaal dhaxa dhugashiyo salan kuma dhargeen saqda dhexee hurdada dagdag lama kacee cilaan kama dhigteen muuqaagen ka weyn adna dhagax bir iyo ma tihid dhadhaar bal mar dhiidhiyoo dhaxaanta iga hooy
Queue is empty
-- / --