Heesta Naftaan - Lyrics
Nabdiga iyo laabtaa
Naxariis dareentoo
Naaxiyay kalgacalkaa
Nuurada ku biloow
Xag kastaa nafaqeeya
Xag kastaba nafaqeeya
2x
Hadaanu nasiibku nasiibku
Nabarro u geysan
Inuu najaxaayo naftaada baro
Nacabka ha u liicin
Inuu najaxaayo naftaada baro
Nacabka ha u liicin
2x
Anaa niyadayda
Mid kale ku nabaa
Maan naawilayaa
Maan naawilayaa
Macaan nidarkeena
Macaan nidarkeena
Macaan nidarkeena
Nuxuus ka ogoow
Macaan nidarkeena
Nuxuus ka ogoow
2x
Nimcadii aduunkiyo
Naqbaa ii bidhaamoo
Neecwda caashaqa
Yarkii maanka nuujoo
Nafta kaa ahaan karin
Nafta kaa ahaan karin
2x
Hadaanan nashaadka nashaadka
Ku naaxin jacaylku
Nusqaamiyo eenta
Nadiif ka ahaanin
Nuur iima baxeene
Nuur iima baxeene
Hor jooji namiimka
2x
Anaa niyadayda
Mid kale ku nabaa
Maan naawilayaa
Maan naawilayaa
Macaan nidarkeena
Macaan nidarkeena
Macaan nidarkeena
Nuxuus ka ogoow
Macaan nidarkeena
Nuxuus ka ogoow
2x