VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jalleeco - Lyrics

soodigan jaleecada jaahaaga nuurka leh isoo jiidanaayoo jawi farax i galiyoo jamashada dartaabaan afkii juuqda gabayoo qalbigii janjeertaa soo jiidanaysaa joogi waayay awgaa waan jiifsan waayoo jeexaygii midigoow naftu way ku jeceshee jaanta ma isla qaadnaa sookaa jacayl daran laabtayda jabiyoo mudo horeba maankiyo wadnahayga jabaq yidhi jaahwareerka caashaqa jihadiiba waayoo adna jaalayhaygoow ii jiidh naxaysaa
Queue is empty
-- / --