VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goroyo cover - Lyrics

waxay waxay goranyocawshuba ubadka ubadka u carbiyaysaa 2x arliga uga duushaayee cidla uga fiikeeye uulka uulka uga joogtaayee 2x caynoo canuu ubadyohoow caynoo canuu ubadyohoow noolaha arliga jira ka caleemo saartee kalgacalkaan curadka raboow ha igu celininee kalgacalkaan curadka raboow ha igu celininee ugub cawsha keentiyo cawa dhalad hadaan ahay caafimaad san caafimaad san kuugu deeqee 2x beesha beesha hoo calee ogoluu subaxdii subaxdii cuudka qaadee 2x dirka caaradeedee cawa dhaladta fiidkii ciyow ciyowgu ciirsadaayee 2x
Queue is empty
-- / --