Dunidaa iska hawla badan
hagaaji markaad tiraah
dhanbay ka halaabaysaayee
Hunguu noqday caashaqii
dheeshan uhorseediyo
halkuu hadda yaal fogee
dhibtuba dhoof kamay horayn ee

Wakhtiga kaa ahaaday iyo
ilhoo talo kuma tidhaa
hoodada rabiba baxshee
dhulkeena lagu hodmaa
ee qurbaha ila joog magaran

Niyaddaa laga hormaraa
markuu ku hareer fadhiyo
nafta hadhsatoo dagtee
Hamiga fakar lyo xasuus
riyaan igu baqay hurdada
haddaynaan dhawan xal helin
dadkaynu halhays unoqon
Wakhtiga kaa ahaaday iyo
ilhoo talo kuma tidhaa
hoodada rabiba baxshee
dhulkeena lagu hodmaa
ee qurbaha ila joog magaran

Exit mobile version