VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaan dhugan waxaan dhul kuu maray - Lyrics

kashan aad i dhilateedhay kugu yidhi haday haka dhixindhib kugu tahay naftan aad dhibsatee dhib kula fudud dhalil ha uga tudhin dhag kuu nugul qalbiga kugu dhagay dhab kuu jecel hadalka wax u dhimee dheh kuu hadhay adaan dhugan waxaan dhul kuumaray dhantaalay noloshaan dhiskaa rabay laabtaan kugu dhigay dhib kula maqan dharaarba qof dhan bal kala soco ee dhaxanta axdigaan dhar kaga daday ubaxyuu dhaxalagala dhir uga jiray haduu dhamac kulul dhexda u galay maxaan u dhaafiyee dhib ugu mudan dhalaan siduu yahay dhab ugu sidan dhaqaaq wadnuhuu dhug ii odhan
Queue is empty
-- / --