VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida waqal daruuree - Lyrics

sida waqal daruureed ama sagalka waabari walacdooda quruxda leh adigoo war iga ahayn naftu kula walaashee wehel ma iska dhiganaa wacad ma isu qaadnaa wiirada haweenkiyo wadhida ma isu didinaa waydiinta sheekada wadabaa isu gayee wax miyaad ku leedahay sidaa geesi wayraxay ama weedho dhiidhiyay cadhadooda wabaxaa sow wabiga caashaqu waayadaaba ima sido ma cidbaan ka weecdaa wadnahaad ku taalaa waxaan kuu wacdinayaa waanwaanta noloshee
Queue is empty
-- / --