VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sax baan u arkaa - Lyrics

saadaasha hankayga markuu sadrigeyga su,aalayo dookha inuu sawirkeeda caashaqa ku sifeeyo daruur subax hoortay saxbaan u arkaaa dheh anoo ku sag saagiin hadaad i saluugto rajada samirkeeda waxan sugi maalin anoon sal dhigiisa siyaaran jaceylka sirtiisa helaaye in geelu ku soofo sidkaha dhalay ruuxa sibraar ugu heesa malaaha sumadiisa sarifo kalgaceylka siyaado ku raacdey sagaal tobankeeda
Queue is empty
-- / --