VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xayaad - Lyrics

xidigtaan haweenkiyo xaawalay kasoo xushee xubigeedu maankiyo dhami xubnahaygiyo xididadayda raac kugu xasishay naftaydu xurmiyo wanaagbaan kuu haya xabiibtii xaruntii dalxiiskiyo xiisihii macaana ayaan soo xasusta qalbiguna xayaadeey xubaladaan kuu qabo xadkuu dhaafay cashaqu xad male jacaylkuna xubnaaagan quruxdaliyo dhabankaaga xaada le xaraga socodka laafyaha xaakinkii kusiya qurux kuu xanbarsho dun xariiraba tahay xuural cayn lamoodyeey runtii xila janadey
Queue is empty
-- / --