sida geel hawd jira
sodon beri intuu qaday
surmi iyo haraad qaba
waxaan ahay sidiiisoo
saakiyo maantiyo
saacadii la joogaba
aduunbaan ku sugayaa
ku saadaaliyaa wali
adooo jooga sweden
miyay suuradaadiyo
sawirkaagu gacalooy
sad u noqon naftaydii
sida seero sahaliyo
sifa faala robaad
sahan loo nageeyaan
nafta kugu sabaayooo
kalgacaylkan sawdkee
saa,idiyay caashaqa
ayaa soora maankoo
sadrigaygu weheshaday
adooo jooga sweden
miyay suuradaadiyo
sawirkaagu gacalooy
sad u noqon naftaydi