VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maah maah - Lyrics

dadku inuu markhaatiga ku masuuga laga roon inaa tahay marwo haween dumar mudantidoode waxsee meesha sii yiil xaaja laba mudaysteen horta laysku magac dhabay iyo mira dhalkiinee maah maahda ila garo murtida ha igu baylin malyuun male maarley dumar hadeey madax banaantahay mid uun baana guursada labana waxaa mideeyee waa meyrax iyo dhaqaan iyo meher islameed maxfal iyo mashxarad guur oo tana kaaga marag gahay maqaloo macnaha dhuux ha macaate maareey inkastoo macaan tahay waxaan maara loo hayn ha umuraadin baa wacan miyaa kurus ku moosmaa marnaa baarka dhaafaan indhihiisa maar un ruuxani marikarin amar fududna ha iqaban marwo dharsan baan ahay ku miliilicdaan ahay sida meyra geeloo loo dhigay maqaarkii yaa kuu muhanayaa jaceylku madiixaa is marwaadintenuna waa lagama maarman
Queue is empty
-- / --