VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jirab - Lyrics

jooflaha libaaxiyo jaandheerta doobkiyo waayeelka jaqafsada jiridaha habeenkii wixii jidha waagaa jeenigu xanuunaa alaylehe jacaylkii jid iyo ceel umaad bixin anigana ka joog iyo haku jabin imaad odhan waxbase jeerba yaan hiban jirabkan aad i marisaye ilaahii joogay baa jira wadiiqada jirjiirsani jid san bayku geysaa ama jar iyo buur dheer khalqigana badh baa jira intay ku hore jalwaysataan waaqla kugu jarwaliyee alaylehe sidii jabi dhalini isku jiidheen wacadkii ni jeexnaa adiguna baa ku joogsaday ifka waxaad la joogtaa janaduu ku geeyaa amse naarta jahanaba jacaylkuna sidoo kale amase laamo kula jaba ana jamashadii iyo jololodadii sida rimayda da jiilaal da jiilaal jalwis baaban ka qaadee
Queue is empty
-- / --